#maymuunabashirchannel WAA HOOYO WIILKEEDII UU KA RAACAY KOOX DHALINYARA AH OO AAD IYO AAD U XUN WAXA AY BAREEN MUKHADARAADKA, SIDAAS AYUU KU NOQDAY QOF MAAN DOORIYAHA LA NOOL OO AAN KAMAARMI KARIN, SHILKII NOLOSHIISA BADALAY AYUU GALAY.....WAA QISO XIISA BADAN LASOCO....