Turkey oo hab cusub u wajaheysa wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA

2024-09-19 1,254 0 37,526 YouTube

Download Convert to MP3

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Turkey oo shaacisay hab cusub oo ay u wajaheyso wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, wareysi aan Muqdisho kula yeelanay taliyaha AFRICOM, Soomaaliya oo ku biirtay hay’adda IAEA iyo qodobo kale. 00:00 Furitaanka 01:23 Habka cusub wada-hadallada Somalia iyo Itoobiya 03:32 Israel oo duqeyn ka fulisay koonfurta Lubnaan 07:05 Wareysiga taliyaha AFRICOM uu siiyey VOA 10:51 Xildhibaan deegaan oo lagu la'yahay Wajeer 20:00 Jihaadiyiin weerar ku qaaday caasimada Mali 22:15 Soomaaliya oo ku biirtay hay’adda IAEA Mar walba nagu xirnow 🟠 Rukumo VOA Somali https://www.youtube.com/@VOASomali/?sub_confirmation=1 🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: https://www.youtube.com/voasomali 🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/ 🟠 Nagala soco Facebook: https://www.facebook.com/voasomali 🟠 Ku xirnow barteena Instagram: https://www.instagram.com/voasomali/ 🟠 Nagala soco Twitter: https://twitter.com/voasomali VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada. Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

coinpayu
Loading...